Noch Fragen? 0800 / 33 82 637

Duunyaadu dareen ma leedahay?

Produktform: Buch

Sheekooyinka buuggan „Duunyadu dareen ma leedahay?“ waxey salka ku hayaan weydiimahan: Dadku hadalka ayey isku af-gartaan, xooluhuna urta. Haddaba, maxey dadka iyo duun-yadu isku gartaan? Dadku ma leeyihiin naxariis iyo dulqaad ay dareenka xoolaha ku gartaan? Xooluhuse ma leeyihin, dareen ay dadka qaar ku ogolaadaan, qaarna ay ku diidaan? Waa hubaal in qofba sida la toosan uu weydiimahan uga warcelinayo. Qoruhuna sidii isaga la qumanayd, buu ra’yigiisa u soo bandhigay. Wuxuu rajeynayaa, in aqristuhuna uu arinta aragtidiisa ka dhiibto. Dulucda sheekooyinku waa inaan xoolaha dheefta keliya laga gurane, xaqoodana la dhowro, ixtiraam iyo wanaagna loola dhaqmo, looguna dhaqdo.weiterlesen

Sprache(n): Somali

ISBN: 978-3-9505019-6-4 / 978-3950501964 / 9783950501964

Verlag: Verein Salzburg - Kommunikation und Kultur

Erscheinungsdatum: 16.11.2023

Seiten: 80

Auflage: 1

Autor(en): Warsame Ahmed Amalle

10,00 € inkl. MwSt.
kostenloser Versand

lieferbar - Lieferzeit 10-15 Werktage

zurück