Noch Fragen? 0800 / 33 82 637

MAAN MAAL

Somalische Märchen für Jung und Alt - Sheekooyin Soomaali ah: dhallinyaro iyo waayeel

Produktform: Buch

Macnaha erayga MAAN MAAL waxaan ogaaney- naa, markaan Muruq Maal la meel dhigno. Sheekooyinka qaarkood Soomaaliya waa ka caan, sida sheekada „Cali Duul-duul.“ Intooda badanna afka ayaa laga sheegaa. Asagoo aan dulucda sheekooyinka waxba ka beddellin, ayuu qoruhu ballaariyey, kuwana asaga ayaa curiyey. Sheekooyinka laba af ayaa lagu qoray, waxaana la isku dayey, in sida ugu dhaw la iskugu fasiro, si dadka qaarna af-Soomaaliga u aqristaan, kuwana afka Jarmalka, kadibna ay ka doodaan. Sidaasna waxaan ku ogaaneynaa, ineysan afafku is diideyn, balse ay is dhammeystirayaan. Dadka sheekooyinka aqrista, waxay ka dheehanayaan, waxyaabo ka qosliya iyo waxyaabo iney fekeraan ku kalifaya, oo maankooda raad ku reebaya. Sheekooyink qaar waxay ka hadlayaan, iney maskaxi mici maquunin karto. In beentii mar ku quudisaa, ay qoolna kugu ridi karto iyo in uusan baqayl mahadnaq mudnayn. Kuwana waxay sheega-yaan, miisaanka ay ballantu noolaha u leedahay.weiterlesen

Sprache(n): Deutsch, Somali

ISBN: 978-3-9505019-4-0 / 978-3950501940 / 9783950501940

Verlag: Verein Salzburg - Kommunikation und Kultur

Erscheinungsdatum: 30.08.2022

Seiten: 124

Auflage: 1

Zielgruppe: Das Buch mit Fragen zum Nachdenken und Vokabelliste richtet sich an Menschen aller Altersgruppen, die gemeinsam in zwei Sprachen lesen, voneinander lernen und miteinander diskutieren wollen.

Autor(en): Warsame Ahmed Amalle

25,00 € inkl. MwSt.
kostenloser Versand

lieferbar - Lieferzeit 10-15 Werktage

zurück